seattle.gov logoSeattle

  • Services & Information
  • Elected Officials
  • Departments
  • Visiting Seattle
  • News
  • Back toSeattle.gov
  • Seattle.gov
    • Elected Officials
    • Services & Information
      • Animals and Pets
        • Animals and Pets 2
          • Animals and Pets3
      • Arts and Culture
      • Building and Construction
      • Business and Economic Development
      • City Administration
      • City Jobs
      • City Planning and Development
      • Court Services
      • Education, Schools and Learning
      • Environment and Sustainability
      • Grants and Funding
      • Housing, Health and Human Services
      • Neighborhood Services
      • Parks, Recreation and Attractions
      • Police, Fire and Public Safety
      • Streets, Parking and Transportation
      • Technology
      • Utilities
      • Volunteering and Participating
    • Departments
    • Boards & Commissions
    • Visiting Seattle
      • Points of Interest
    • Business in Seattle
    • Skip to main content

    News.seattle.gov

    News from the City of Seattle

    Categories

    Xaafiiska Heerarka Shaqaalaha ee magaalada Seattle wuxuu Kudhawaaqayaa Qiimaha Ugu hooseeya Mushaarka ee Seattle marka lagaaro 2021

    10/06/2020

    Faafin Degdeg ah

    Cidda lala xariirayo: Cynthia Santana/Maareeyaha Isgaarsiinta
     206-256-5219 ama cynthia.santana@seattle.gov.

    Xaafiiska Heerarka Shaqaalaha ee magaalada Seattle wuxuu Kudhawaaqayaa Qiimaha Ugu hooseeya Mushaarka ee Seattle marka lagaaro 2021

    Seattle – (Oktoobar, 6, 2020) – Xaafiiska Heerarka Shaqaalaha ee magaalada Seattle (OLS, The Seattle Office of Labor Standards) wuxuu ku dhawaaqayaa mushaarka ugu hooseeya ee Seattle oo dhaqan galaaya Janaayo 1, 2021. Kororka qiimaha waxaa amraaya Sharciga Mushaarka Ugu hooseeya (Minimum Wage Ordinance). Mushaarka ugu yar wuxuu qabanaaya dhamaan shaqaalaha kashuqeeya gudaha Seattle ayadoon laga eegeyn aqoonsiga soo galootinimo ee shaqaalaha.

    • Mushaarka ugu yar ee sanadka 2021 ee shirkadaha waawayn ee wax shaqalaysiiya (501 ama kabaddan oo shaqaale ah) waa $16.69/saacadiiba.
    • Mushaarka Ugu yar ee shirkadaha yaryar ee wax shaqalaaysiiya 2021 (500 ama kayar oo shaqaale ah) kuwaasoo aan bixin ugu yaraan $1.69/saacadiiba oo lagu baxiyo gunooyinka caafimadka shaqaalha iyo/ama kuwa aan shaqaaluhu kahelin ugu yaraan $1.69/saacadiiba oo caawimaad ah waa $1.69/saacadiiba.
    • Mushaarka Ugu yar ee shirkadaha yaryar ee wax shaqalaaysiiya 2021 kuwaasoo aan bixin ugu yaraan $1.69/saacadiiba oo lagu baxiyo gunooyinka caafimadka shaqaalha iyo/ama kuwa aan shaqaaluhu kahelo ugu yaraan $1.69/saacadiiba oo caawimaad ah waa $15.00/saacadiiba.

    OLS waxay boostada ugu soo diraysaa boorka goobta shaqada oo wax laga badalay ayna kujiraan macluumaadka heerarka shaqaalaha ee 2021 waxayna udiraysaa ganacsi kasta oo shatiga ganacsiga kahaysta Seattle. Koobiyada boorka goobta shaqada (oo Ingiriis kuqoran) ayaa laga heli karaa si loogasoo dagso Webseetka OLS. OLS ayaa turjumaysa boorka una badalaysa 19 luuqadood oo kale kuna dhawaaqaysa in laga heli karo oonleenka kunasoo daabacaysa koobiyadiisa wargayska wararka. Fadlan isqor si aad uhesho boorka kujira Webseetka OLS.  

    • Caawimaada shirkadaha: si aad uhesho caawimaad bilaash ah oo gaar ah oo lagaa siiyo kudhaqanka xeerka mushaarka ugu hooseeya ee Seattle iyo sharciyada kale ee shaqaalaha, wac 206-256-5297, iimeel udir business.laborstandards@seattle.gov ama halkaan dhagsii si aad ubuuxiso foomka codsiga oo oonleen ah.
    • Caawimaada shaqalaaha iyo dadwaynaha kale: si aad noo waydiiso su’aal, usoo gudbiso cabasho, ama noo siiso macluumaad, wac 206-256-5297, iimeel udir workers.laborstandards@seattle.gov,  ama halkaan dhagsii si aad ubuuxiso foomka oonleenka ah.

    ####

    Office of Labor Standards, Source: Labor Standards

    Filed Under: News Release, Office of Labor Standards Tagged With: Office of Labor Standards, Source: Labor Standards

    Copyright © 2026 · News Pro Theme on Genesis Framework · WordPress · Log in

    News.seattle.gov
    Entries (RSS)
    About Our Digital Properties
    Log in
    Title II: Americans with Disabilities Act
    Title VI: Civil Rights Act
    Privacy
    © 1995- 2026 City of Seattle